Maxaad Kala Socotaa Qaraxii Kadhacay Laascaanood ?

Wararka Naga soogaadhaya mgaalada Laascaanood Ee xarunta Gobolka Sool ayaa Sheegaya in xalay  Qarax Ah nooca Gacanta laga tuuro lala Beegsay xero ay daganyeen Koox diimeed Oo ah Culimada Qaadiriyada Ama Loo yaqaano Xerta.

Qaraxan Ayaa La sheegayaa inuu dhaliyay Dhawaac Badan aad utiro badan, in kastoo aan Warar Xas aan laga helen inta Tirada Wax ku yeelowda Qaraxaas aan la ogayn maadama ay tahay Xili habeenimo ah,

Qaraxan oo ahaa midka Gacanta Laga Tuuro ayaa Gabi ahaanba Gilgilay magaalada laascaanood

Goobta Lagu Weeraray Bam Gacmeedka ayaa Ah goob kutaala waqooyiga magaalad laascaanood, halkaas Oo ahayd goob xarun u ahyd xerta magaalad

Khaatumo Online

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX