
Waxaa hada lasoo gabagabeeyay tirinta codada Doorashada Madaxwanaha Dalka Soomaliya waxaan Siwayn codadka latiryey U
Waxaa haatan soo gaba gabowday tirintii codadka ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyadoona ay labo kamid ah musharaxiinta ay si aad ah isugu dhow yuihiin.
Shariif Sh Axmed ayaa hehalay codad dhan– 64
halka Xasan Sh Maxamuud uu helay 60 Cod
sidoo kale waxaa kusoo xiga Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas oo helay 30 Cod
waxaana soo raaca C/Qadir Cosonle Cali oo helay 27 Cod
Wareegga koowaad dadka ku haray ayaa waxa kamid ah Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo dad badan ay u saadaalinayeen inuu ku guuleysan karo doorashada madaxtinimada dalka.
____________________________________________________________________
1-C/raxmaan Macalin Baadiyow 21-Cod
2-C/waaxid Cilmi Goonjeex 3-Cod
3-C/llaahi Axmed Caddow 26-Cod
4-C/wali Maxamed Cali Gaas 30-Cod
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 14-Cod
6-Axmed Ismaaciil Samatar 8-Cod
7-Xasan Sheekh Maxamuud 60-Cod
8-Shariif Sheekh Axmed 64-Cod
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed 9-Cod
10-Cumar Salaad Cilmi 2-Cod
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi 0-Cod
12- Maslax Maxamed Siyaad Barre 0-Cod
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin 3-Cod
14-C/qaadir Cosoble Cali 27-Cod
15-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf 3-Cod
16- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi 2-Cod
17-Maxamed Axmed Saalax 0-Cod
18-Salaad Cali Jeelle 0-Cod
19-Ibraahim Cali Xuseen 0-Cod
20-Saciid Ciise Maxamuud 1-Cod
21-Cismaan Maxamed Gacal 1-Cod
22-Maxamed C/llaahi Oomaar 01Cod
Admin@khaatumo.comGo to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments