Ogaysiis Ku Aadan Dhegaystayaasha Radio Ssc Codka Shacabka!

Waxaa La Ogaysiinayaa Dhegaystayaasha Ssc Radio codka Shacabka Khadka Taleefanka Gaar ahaan Maraykanka iyo Canada in Labadalay taleefankii Hore ee ka dhegaysan Jirteen barnaamjita Kabaxda Radio Ssc Codka Shacabka.

Arinkan Ayaa Qayb Ka Ah Balaadhanta Baaxada Dhegaystayaasha Oo Tira batay, Islamarkaana waxaa hada halmar wada Dhegaysan kara, Wicina Kara Taleefankan Dad kor udhaafaya 10.000 oo Qof.

Waxayna Dhegaystaashu Ka Dhegaysan Karaan Taleefanka Ah, (415) 655-0816 lanbarkii hore ee Qaarada yurub isagu Habkiisii Ayuu Ushaqaynayaa 4420351904757.

Sidoo Kale Halkan Ka dhegayso Ogaysiiska oo Cod Ahaana.

Halkan Ka Dhegayso

Mahad Sanid

By – Axmed Darwiish – Director of Radio Ssc Codka Shacabka

darwiish33@gmail.com