Home » News » Uncategorized » Qudbadii Musharax Maslax Maxamed Siyaad Bare (Daawo)

Qudbadii Musharax Maslax Maxamed Siyaad Bare (Daawo)

Musharax Maslax Maxamed Siyaas Barre ayaa Qudbadiisa ka hor jeediayay Xildhibanada Golaha Barlamanka. Maslax ayaa ku dheeraaday hadii la doorto waxyaabaha uu xooga saari doono, isaga oo soo jiidanayay Xildhibanada Cusub ee Somalia

Khaatumo Online

Admin@khaatumo.com

One Response to Qudbadii Musharax Maslax Maxamed Siyaad Bare (Daawo)

  1. geele Reply

    September 9, 2012 at 2:20 am

    Anigu waxaan ka markhaati kacayaa in soomaaliya uu dhisay Alla haw naxariistee Maxamed siyaad barre dowladdii ka horeysay wax jira may ahayn waxay ahayd dowlad qabiil uu iska leeyahay.waxaanna qiyaasayaa in Maslax maxamed siyaad barre uu wax weyn qaban karayo haddii lays garab istaago waayo (FAR KELIYI FOOL MA DHAQDO). sababtaan caynkaa u leeyahay mar haddii la waayey Eed uu leeyahay waxaan ogahay inuu wax badan uu og yahay uu dhaqaajin karo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>