Agoomaha Laascaanood Oo Deeq Lasoo Gaadhsiiyey (Video+Sawiro)

Waxaa deeqdan la Soogaadh siiyay qaarkamida agoomaha magaalada laascaanood deeqdan Oo ay soodireen walaaha reer khaatumo Ee dagan SEWDEN gaar ahaan Magaalada {VASTERAS} waxa ayna soo mariyeen maamulka xarunta agoonta Laascaanood  Wxaana soo gaadh siiyay deeqdaasiAbdifatah Ali Hussein Oo kamida jaaliyadaas,

Fadlan kala xidhiidh xarunta agoomaha Ee Laascaanood Taleefanka Hoos ku qoran Jaamac Xasan Maxamed Maamulka xarunta 
TEL+25-22-4496338

 

 

Halkan Ka Daawo Video

Khaatumo Online