Home » News » slidernews » Xaflada Musharaxa Pro Galaydh & Nuxurkii Qudbada (akhir)

Xaflada Musharaxa Pro Galaydh & Nuxurkii Qudbada (akhir)


Khaatumo Online- Musharaxa Utaagan Xilka Gudooonka Baarlamaanka Dalka Soomaaliya Pro Cali Khaliif Galaydh oo Qudbad dhinacyo badan Taabanaysa Kajeediyey Munaasibada Xaflad balaadhan oo uu Kaga dhawaaqayey Hamigiisa Siyaaasadeed Ayaa Sheegay.

“Inuu Xilkan isu soo istaagay Inay Kaalinta Ka qaato Horumarinta Dalka, Isalmarkaana uu Wax wayn  Kaqaban doonoo Tayaynta Baarlamaanka, Islamarkaana ay mudnaatooda u heli lahaayeen” Ayuu yidhi Mr Galaydh.

Goobta Munaasibadu ka socotay Ayaa Markaasi waxaa Ka dhacay Sacab & Kalsooni balaadhan oo Loo muujinayo Musharax Dr Cali Khaliif Galaydh Oo utaagan Xilka Gudoonka Baarlamaanka dalka.

Iskusoo wada duuboo Musharixiin tiro badan ayaa utaagan Xilka Gudoonka Baarlamaanka Waxaana Hada Ugu Cad cada 3 Musharax oo uu Qay kayahay Pro Cali Khaliif Galaydh.

Dhinaca kalana waxaa Lafilyaa Inay maal maha soo aadan ay Soo baxaan Musharixiin kale oo Utar tamaya Xilka Gudoonka Baarlaamaanka Soomaaliya.

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>