Home » News » W A R A R K A » Machadka Ibnu Cabaas ee Ku yaal Deegaanaka kalabaydh Oo katirsan G\sool Oo Xafalada u Qabatay araday Dhiganay say Machadkaas(Video+Sawiro)

Machadka Ibnu Cabaas ee Ku yaal Deegaanaka kalabaydh Oo katirsan G\sool Oo Xafalada u Qabatay araday Dhiganay say Machadkaas(Video+Sawiro)

Waxaa Magaalada Kalabaydh Xaflada Loogu Sameeyay ardadday wax kabarata Machadka ibunu Cabaas ee ku yaal Deegaanka kalabaydh ee G\sool Xafladaas ayaa waxa loo dhigay ardadda wax kabarata Guud ahaan machadka iyo laamihiisa waxa kale Oo munaasabadaas Lagu soo bandhigay Araday dhawaanahan  Tartan Quraan akhiris ah uu dhamaaday waxaana Tartankan kaqayb qaadanayay Malcaamadaha ka jira deegaanka kalabaydh ee G\sool waxaana arada lagudoon siiyay jaa isado kala duawan Oo halakaas loogu qabiyay,

Ugu Horayn waxaa halkaas lagu fuaray aayadaha qur’aanka Kariimka ah Oo Akhiriyay midkamida araday daydii machadaka Ibnu Cabaas’ iyadoo halkaas ay soo jiidatay aayadihii uu akhriayay aradaygaasi Soo jiitay Dad waynihii madashaas Joogay ugu horayn waxaa halkaas kahadalay maamulaha machadka ibnu Cabaas Sh.c\raxmaan Maxamed Aaadan Oo sheegay in macahka ladhigto xiliyo kaladuwan.Xiliyada galabtii habeenkii Suabxii waxa uuna sheegay maamuluhi in uu u dhigmo Dugsi H\Dhe waxaana imtixaanka u fadhiistay 214adary ayaa u fadhiistay imtixaanka machadaka.

Waxakale Oo maamuluhu halkaas ka codsaday in macahadka lacaawiyo maadaama macahadaka uu kujiro hoy’aad uayar waad garan kartaan buu yidhi dhibaatada dhaqaale iyo dhanaka hoyga waxa aan halakan ka codasanaynaa Dhamaan walaalaha meelkasata ay joogaan inay soo caawiyaan Machadka

Sidoo kale waxaa halkaas kahadalay Culimo farabadan cuqaal waxagarad iyo bulshada deegaanaka kalabaydh ayaa waxa aytahay meelaha ugu fiican degmooyinka G\sool dhanaka  Waxbarshada diiniga ah Diiniga Oo ay ku horeeyaan sidookale waxaa halakaas qudbado ka soo jeediyay ardadda iyagoo cashoro fiican ka soo jeediayay waxa ayna halkaas ku soo bandhigeen wixii labaray Oo dadwaynihii ka qiiraysiisay.iyadoo halkaasna lagasheegay in loobaahnyahay in Odayada waawayn ay kaqayb qaataan Barashada Diinta Islaamka.

Gabagabadii waxaa Halkaas xafladii ku sooxidhay Sh. Maxamuud’ Xaliike Oo ku dheeraaday qodobo Taabanaya waalidiinta’Caruurta iyo Macalimiinta sheekha ayaa waxa uu ku booriyay Dadka deegaanka kalabaydh inay isu taagaan caawinaad Goobaha dawaynaha waxakale oo sh,Maxamuud’ Xaliike  uu sheegay in loobaahanyahay in caanaha iyo xoolaha lagubixiyo Goobaha dadwaynaha

Sidookale Sh, Maxamuud’ Xaliike Waxa uu Gudoon siiyay ardaydii Gashay kaalmo Fiican’Shahaadooyin iyo qalab Loogu riday shandado dhamaan arady dii quraanka ayaa waxaa iayagana lagudoon siiya abaal marino kaalmihii kaladuwanaa ee ay galeen

Hadaba waxalagacod sanayaa Muslimiinata Meelkasta ay joogaan inay soo Caawiyaan machadka Ibnu cabaas ee deegaanka kalabaydh waxa aad kala Soo xidhiidhaan Maamulka machadka Ibnu Cabaas +25-22-4496620 iyo +25-22-4496324

 

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>