Daawo Vedio Siidayntii Maxaabistii Snm Siidayntoodii,{Vedio}

Waxaa saaka barqadii si toosa ciidamada maamulka Khaatumo State ku wareejiyeen maxaabiistii laga haystey maamulka Hargeisa ee ku sugnaa magaalada Buuhoodle cuqaasha gobolka Cayn.

Maxaabiistan oo ka koobneyd 4ruux wadartooda, Ayaa saaka si toosa looga sii qaadey madaxtooyada maamulka goboleedka Khaatumo State, Halkaasi oo ay ku sugnaayeen mudo dhan ilaa 6bilood.