Munaasibad balaadhan oo si heer sara ah loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacdey mahcadka barshada diinta iyo afka carabiga ee xaaji cali abokor oo ku yaala magaalada ceegaag xafladan oo u jeed keedu ahaa bixinta natiijooyinkii sanad dugsiyeedka 2011-2012.
.
Mahcadkan oo ka kooban labo fasal iyo fasal sadexaad oo ardayda lagu diyaaro idayoo mahcadkan ay tahay sanadkii ugu horeeyay ee ay arday u fadhiisato imtaxaanka sanad dugsiyeedka arday dhan 38 arday.
Recent Comments