Banaanbax Culus Oo ka dhacaya Taleex Oo looga Soohorjeedo ina faroole iyo Mahiiga {TOP VEDIO}

Banaan baxbalaadhan Oo Looga soohorjeedo Gardarada qaawan ee ina faroole Iyo Ergayga qaramada bidoobay u xilsaartay soomaaliya ee haatan shaqadiisu noqotay inuu Taageero siiyo ina faroole banaanbaxan Oo ay soo qaban qaabiyeen ururada bulshada ee Jooga caasimada Taleex ayaa waxa ay dhaliilo ba an dusha oaga duureen ina faroole iyo mahiiga ku waas Oo banaan baxayaashu ay siteen calaamado muu jinaya banaan bo xooda Ereyo lagu xardhay boodhado

Waxa ayna socdaal dheer ku mareen wadooyinka waawayn ee magaalada taleex naladaawo muqaalkii banaan baxaas,siduu udhacay