Home » News » W A R A R K A » Ururka Dugsi Oo kadhisan wadanka Holland Oo Deeq raashina Gaadh Siiyay Bukaandaku jira Isbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood,{Video+Sawiro}

Ururka Dugsi Oo kadhisan wadanka Holland Oo Deeq raashina Gaadh Siiyay Bukaandaku jira Isbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood,{Video+Sawiro}

Deeqdan Oo ay Soodireen Ururka dugsi ayaa waxa loo qaybiyay bukaanada Isbitaalka Laascaanood deeqdan Oo uruku gutalagalay inay ka faaiidaysataan Bukaanada kujira Isbitaalka laascaanood Oo ay kujiraan bukaano aan helikarin cuno ay kucunaan daawooyinka ayaa waxa ururku Gaadh siiyay raashin iyo lacag loogutalagay dhanka masaariifta.

Deeqdan Oo ururka Dugsi ay u wakiisheen Cali c\Nuur Xaashi ayaa waxa uu Gudoonsiiyay Dr’ C\Maxamed Buraale Cali ayaa waxa uu halkaas ka sheegay Hablaha lacagta u soo wakiishay Hodon diri Jigaxay.Sahra Diiriye Gamaadiid.

Uguhorayn waxa aan u mahad celinayaa Ilaah Marlabaad ururka dugsi Oo deeqdan ii soo wakiishay si aan ugaadhsiiyo bukaanda kujira isbitaalka laascaanood waxaana gudoonsiiyay Dr’C\Maxamed Buraale Deeqdii la’ii soowakiishay waxana leeyahay hakadaalian Caawinta Dadka dhibaataysan Ee kuira isbitaalka laascaanood.Iyo Guud ahaanba muslimiinta.

Wxaa isna halkaas kahadalay Dr C\Maxamed Buraale Oo umahad celiyay Ururka Dugsi iyo bahlaha katirsan Oo ay kamidka yihiin Hodon diri Jigaxay.Sahra Diiriye Gamaadiid.iyo Guud ahaan xubnaha kaladuwan ee Ururka Dugsi waxaan idin leeyahay ajar iyo xasanaad illaah hadin kasiiyo sidaad U soocaawiseen bukaanadan kujira isbitaalka laascaanoodn marakasatana waan u baahanhay taageeradiina.

Maahan deeqdii Uguhoraysay Ee ururka Dugsi ay soogaadh siiyaan Deegaanada waxa ay hore u soocaawiyeen bukaano badan Oo kula suagan Maaaalooyinka Buuhoodle iYo laascaanood ururkan Oo ay umahad celiyeen dhamaan Dadka deegaanadan Dagan Oo dhan sida hagar la’aanta ah ee caawinaada uu gu soodiro Dhibanayaasha aan awoodi karin inay helaan caawianaad dhanaka nolosha ah,

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>