Cadawtoosiye Oo Gaadhay Degmada Oog Si Uu Halkaas Wadahadal Ula Yeesho Horgalayaal Katirsan Maamulka Snm

Cadawtoosiye oo isagu horay ahaa hogaamiyihii hore ee maamulkii lamagac baxay SSC ee haatan waqtigiisii dhamaaday ayaa isagu maalmahanba shirar kula jiray shacabka magaalada buuhoodle ee g/cayn isagoona shacabkaas kadhaadhiciyay inay wadahadal lasameeyaan maamulka lamagac baxay Snm ee iyagu dulmiga kuhaysta dhulal katirsan maamulka khaatumo .

cadawtoosiye oo isagu wax jago ah kawaayay maamulkii lagu dhisay caasimada taleex ee khaatumo ayaa isagu arintaas kacadhooday isagoona kukacsanaa maamulka khaatumo iyadoona aysan meesha kamadhnayn wadahadalo ay hore dalka imaaradka ay ugu wada yeesheen horgalaha snm siilaanyo taasoo ay heshiiskiisaa aan laogayn wax kasoo baxay isagoona sheegay inay kawada hadleen arimaha nabadgalyo ee reer buuhoodle iyo maamulka snm.

dhinaca kale cadawtoosiye socdaalkiisa uu kutagay maanta degmada oog ayaa waxaa ku waheliyay qaar kamid ah shacabka ay isku reerka kasoo jeedaan iyagoon ay kusugayeen degmada oog wafdi wasiiro ah oo kasocda maamulka snm.

ugu danbayntii wafdigan uu hogaaminayey cadawtoosiye ee iyagu kasoo kicitimay magaalada buuhoodle ayaa lafilayaa inay usii gudbaan magaalada hargaysa iyadoona lafilayo inuu cadawtoosiye kubiiro maamulka snm heshiis kadhacay imaaraadka awgeed iyadoo cadawtoosiye siyaasadiisa ay baryahan danbe fashilantay .lana filayo inaysan waxnaba kabadali doonin siyaasada haatan kataagan deegaanada maamulka khaatumo state of soomaaliya.

 

Admin> Khaatumo State

Laascaanood Khaatumo State

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX