Liiska Umatalaya Maamulka Khaatumo Xubanaha Baarlamaanka Cusub Oo Maanta Lagu Dhawaaqay(Akhriso)

Waxaa maanta sirasmi ah loogu dhawaaqay liiska umatalaya maamulka khaatumo xildhibaanada cusub ee lafilayo in dhawaan larabo inuu yeesho dalka soomaaliya.

xildhibaanadan ayaa waxaa soo xulay gudi kakooban goloyaasha maamulka khaatumo state waxaana lagu soo xulay xildhibaanadan cusub qaab kudhisan codayn kadib markii lagala soo baxay musharixiin badan oo iyagu buuxiyay  musharixiin  shuruudihii  laga rabay iyaga hoos ka akhriso liiska xildhibaanada.

  1. Dr. cali Khaliif Galaydh
  2. C/kariin Xasan Jaamac
  3. Yuusuf Axmed Nuur
  4. Xaaji Cabdi Yare maxamed
  5. C/waaxid Shariif Maxamed
  6. Siyaad Maxamuud Shire
  7. Ikhyaar Maxamuud Axmed
  8. Caydiid Saleebaan Xaashi
waxaa ilaa iyo hada aan nasoo gaadhin labo kamid ah  magacyada xubnaha umatalaya maamulka khaatumo baarlamaanka cusub goordhawna filayno hadii eebe idmo inay nasoo gaadhayaan .

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX