Home » News » W A R A R K A » 136 Arday Oo ka qalinjabiyay Markaska Dacwada Iyo Hanuunita Ee Khadiija Bintu Khuweyla Ee Magaalada Laascaanood{VIideo+Sawiro}

136 Arday Oo ka qalinjabiyay Markaska Dacwada Iyo Hanuunita Ee Khadiija Bintu Khuweyla Ee Magaalada Laascaanood{VIideo+Sawiro}

Aradaddan qalinjabisay Oo tiradoodu oo ahayd 136″araday   ee xaflada Loosameeyay aradan ka baxaysa markaska dacwada iyo hanuunita ee khadiija binti khuwayla” ayaa waxa ay tahay Difcadii lixaad ee kabaxda markaskan.

Markasakan oo la aas aasay 2006. Aradadda  haatan dhiagataa oo Tiradoodu Tahay  1226″araday waxa uuna mrkaskani ka kooban yahay laamo kaladuwan,Oo lagu Soo saaro ardadda Cusub ee bilaabaysa Barashada Diinta.

Xafaladaas ayaa waxa ka sooqaybgalay waalidiin maamulka marakasaka Culimada G\sool ugu horayn waxa halkaas lagu furay aayadaha quraamka kariimka Oo uu akhrityay araday kamida aradadda kabaxaday,Markaska waxaa  siwayn ay ula qushuuceen Kaqayb Galyaashii ayaadkii uu akhriyay ardaygaasi,

Waxaa isna halakaas kahadalaya maamulaha markaska dacwada iyo hanuunita ee khadiija binti khuwayla Sh,xuseen maciln Ibraahim Maxamed Oo kahadalay markaska iyo aradadda dhiagata waxa uuna halakaas ka shegay maamuluhu in macadka ay hadadhigtaan ardo farabadan uu siiyo markasku barashada diinta islaamka iyo sunada Toosan ee rasuulka.

Waxa uuna halkaas maamuluhu ka sheegay ah daafta Machadka waxa uuFidinta Cilmiga sharciga ah’iyo ladagaalanka aqoon la’aantaSoo saarida Daaci ama Daaciyad Xanbaarsan Kitaabka ilaahay iyo sunada nenbiga.Ladagaalanka iyo khuraafaadka iyo fahanka qaldan iyo shacabka Oo toos loogu xidho Allaah.

Sidookale mamaualaha yaa waxa uu halakaas ka sheegay caqabadaha waxayaalaha uu u baahanyahay markaska dacwada iyo hanuunita ee khadiija binti khuwayla ee magaalada laascaanood. waxa uu mamaulku Codsaday in macadaka ay taageeraan walaahah muxsiniinta ah ee hore u dhisay macadka waxa uu hada ubaahan yahay hoy’qalabka kuraas.miisas.computaro dhamaan adeeg yadii goob waxbarasho baanu u baahanahay in lagacaawiyo markaska ayuu yidhi maamuluhu.

waxa isna halakaas kahadalay macalin jaamac yaasiin warsame Oo ku dheeraday qiiamah waxabarsahad iyo aradaddan ay wax soobarteen waxa uuna macalin ku sigaara uguu baabiyay halaha Oo uu yidhi waxa aad haysataan fursad aan hablihii hore haysan maanta waxa aad waxubaranaysaan sida wiilashu wax ubartaan markaa waxa aan halakan ogamahad celinaynaa Dadkii dadkii dadaalka ku bixiyay inaad halkan maanta soogaadhaan,

Aradaddan ayaa waxa ay halkaas ku soo bandhigeen waxayaabihii ay soo qaateen Gabayo kitaab ay halkaas ka akhriyeen waxana aradaddu soo bandhigeen cilmi aad u qiimo badan iyo qiimaha ay waxabarashadu leedahay waxa ayna soojiidatay dhamaan ka qayb galayaashii madshaas fadhiyay ardaddaas Cilmigooda.

Gabagabii waxaa halkaas kahadlay sh, maxamuud xaliike Oo kahadlay waxyaabo afarabadan oo dhanka aradadda iyo waalidiinta ah waxa uuna sheekhu ladardaarmay ardadda Oo uu yidhi waa inaad u baarinimo Samaysaan waalidkiin waayo waalidka Oo loobaari noqdaa waxa aad wanaag ka helaysaa ilaah aduunka

iyo aakhirona waxa aad ku noolaanysaa Cisi iyo sharaf.ardaddana waxa aan leeyahay buuyidhi sheekhu waxa aad haysaan furayaashii waxbarashada markaa ku dadaalad barshada Diinta islaamka iyo Kor u qaadisteeda

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>