Waxgaradka Beesha Warsangali Oo Kabiyo Diiday Soo Xulista Faroole Ee Golaha Baarlamaanka Ay Kuyeelan Doonaan(Daawo+Video)

Waxgaradka beesha warsangali ayaa maanta shir jaraaid oo ay qabteen kaga biyo diiday soo xulista xubnaha baarlamaanka ay kuyeelan doonaan beeshaasi iyagoona sheegay inaysan waxna uxulin karin madaxweynaha maamulka puntland ee faroole.

iyagoona sheegay inay iyagu soo xulayaan xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee hada lasoo xulayo iyagoona sida ugu dhakhsaha badan usoo xulayo xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya.

 

By: Axmed C/qaadir Jabaan(Axmed Darwiish)

Buuhoodle Khaatumo State

 

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX