Ogaysiis Muhiim ah Dhamaan jaaliyada Khaatumo Ee Nairobi Kenya.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada khaatumo ee magaalada Nairobi in kulan balaadhan oo lagu sabootinayo madaxda khaatumo State oo in mudo ah safar ku joogay dalka Kenya lagu qaban doono Madina Moll maalinta barito 01:00 Duhurnimo xiliga afrika.

Kulanka ayaa waxaa kazoo qayb galaya dhamaan masuuliyiinta maamulka khaatumo waxaana laga wada hadli doonaa arimo badan oo xaasaasi ah kasoo qaybgal wanaagsan dhmaantiin .

Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer kala Xidhiidh .

Gudoomiyaha Dhalinyarada C/laahi Axmed Kaneec | 0722142888

Axmed Maxamed Xasan Gacmo yare | 0720217296

Allaa Mahadleh.