Home » News » slidernews » Khasaaraha Dagaalka Oo Sii Kordhaya & Jab Gaadhay Jabhada SNM (Live)

Khasaaraha Dagaalka Oo Sii Kordhaya & Jab Gaadhay Jabhada SNM (Live)

Buuhoodle(Khaatumo)Dagaalkii caawa ka qarxay duleedka magaalada Sooljoogto ayaa waxaa iska soo daba dhacaya qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

waxaana hada wararka ugu danbeeyay ee laga helayo jiida hore ay sheegayaan in halkaasi khasaare baaxadleh uu kasoo gaadhay maleeshiyada SNM islamarkaana ay jirto gaadiid dagaal oo lagu gubay.

Dagaaladan ayaa qayb ka ah  Xorayntii deegaanada kuraagay gacanta Gumaystaha, kana dhashay dhibaatada xoogan ee maleeshiyaadka  SNM ay ku hayaan shacabwaynaha khaatumo State.

Deegaanka Sooljoogto iyo goobaha udhow ayaa siwayn Looga dareemay dhawaaqa Rasaasta .

Wararkii udanbeeyay ee halkaasi laga helayo ayaa sheegaya in hada uujoogsaday dagaalkaasi – hasa ahaatee lafili karo inuu mar kale qarxo.

Wixii Wara ee soo kordha kala soco khaatumo.com

Rashiid Kayse Cawil
kalshaale7@gmail.com
Buuhoodle G/Cayn

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>