Home » News » W A R A R K A » War degdeg ah. Xilwareejintii masuuliyiinta Khaatumo State of Somalia ayaa haatan bilaabantay

War degdeg ah. Xilwareejintii masuuliyiinta Khaatumo State of Somalia ayaa haatan bilaabantay

Madaxwenaha wadacaya xilka madaxtinimada ee maamulka Khaatumo ayaa haatan wada hadalkii ugu danbeeyey ee jeedinlahaa isagoo madaxwene ah.

Amxed karaash ayaa waxa uu warbixin ka jeediyey hawlihii ay soo qabteen mudadii lixda bilood ahayd oo uu ku tilmaamay inay ka soo talaabsadeen caqabado badan.

Waxaa iyaguna warbino ka soo jeediyey masuuliyiinta lixda wasaaradood ee ay ka kooban tahay maamul goboleedka khaatumo iyagoo soo bandhigay wixii u qabsoomay iyo wixii aan u qabsoomin intaba’ madashan waxaa ku sugan marti sharaf aad utiirobadan oo kakalyimi Deegaano farabadan

WAXA AAN GOOR DHOW IDIIN SOOGUDBIN DOONAA KHUDBADIHII MADAXDA HAKA DHEERAAN  KHAATUMO Online

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>