Dawlad Goboleedka Khatumo, Somalia Khatumo State of Somalia
Golaha Sare ee Dhaqanka The Higher Council of Elders
July 15, 2012
KU: Dhammaan shacabka deegaanka Dawlad Goboleedka Khatumo (KSS)
Ujeeddo: Hab-Codsiga Xildhibaannada Dawladda Dhexe ee Deegaanka Khatumo
Annagoo ah isimmada Golaha Sare ee Dhaqanka Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan shacabka deggan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee danaynaya in ay ka qayb qaataan loolanka loogu tartamayo kurraasta xildhibaannimada dawladda dhexe ee Soomaaliya in ay ogaadaan shuruudaha hoos taxan ee loo adeegsan doono xulitaanka xildhibaannada kadibna ay codsi soo gudbistaan hadii ay danaynayaan kuraasta mid ka mid ah.
Shuruudaha Xulku waa:
Qofkii xildhibaannimada Barlamaanka Dawladda Dhexe danaynaya waxaa laga doonayaa in uu Gudigga Xulka Musharaxiinta oo ka kooban Saddexda Gole ee Maamulka Khaatumo (Golaha Sare ee Dhaqanka, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Fulinta) soo gaarsiiyo dokumentooyin hoss ku qayaxan ugu dambeyn maalinta Axada 22 July 2012 saacaddu markay tahay 6.00 galabnio (waqtiga Afrikadda Bari – 6pm East Africa time), isagoo ku soo diraaya emailka ah mp@ks.gov.so.
DOKUMENTIGA laga rabo inuu lifaaq ahaan u soo gudbiyo waxay yihiin:
b) Hal baal oo uu ku sharxayo sababta uu isu leeyahaya adigaa hawshan ugu habboon iyo weliba CV-giisa
(j)Nuqul rasiidh oo caeynaaya inuu ugu horen ku shubay shan boqol oo dollarka Marenka($500) Xisaabta Khaatumo ee ka furan:
XAWAALADDA: E-Tawakal Dubai
ACCOUNT NUMBER : 0211-125373-01
ACCOUNT TEL : 971506913207
CUSTOMER ID : 621241
Admin@khaatumo.comGo to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments