War Deg Dega Ardayda Reer Buuhoodle Ah Oo Lascanod Lagu Xidhay!!

 

 

 

 

 

 

Ciidamada maamulka snm ee ka arimiya magaalada laascaanod ayaa waxay maanta xidheen arday ka socotey dugsiyada sare ee magaalada buuhoodle.

.
ardaydan oo socdaal ku tagey magaalada laascaanood si ay uga qaygalaan tartanka iskuulada gobolada sool,sanaag,cayn ee ay sanadkii mar soo qaban qaabiso jaamacada nugaal ee magaalada laascaanood.

.
tartankan oo ay aqoon is way daarsi ku sameeyaan ardayda gobolada ssc ee maamulka khaatumo ayaa sanad walba ka dhaca magaalada laascaanood.

.
hadaba waxaa ka warhelay inay soo galeen magaalada arday reer buuhoodle ah nimanka calooshod u shaqays tayaasha ah ee ka mid yahay ina jeeni yare iyo cali qase oo ah ninkii sodoh dii xijaabka ka qaadey ee jeelka dhigay.

.
balse waxaa taas ka biyo diiday maamulka jaamacad nugaal ardayda gobolka sool oo yagu hada ku hawlan sidii ay u sii dayn lahaayeen ardaydan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX