Xaflad Balaadhan oo Kasocta Magaaalada Buuhoodle (Live)
Waxaa Goor dhawayd ka bilaabatay Magalada Buhoodle Xaflad balaadhan oo lagu daah furayo xafiis uu yeesho Maamulka Gobolka Cayn & kan degmada Buuhoodle Sidoo kalana lagu magacaaabayo maayarka Gobolka Cayn ee Maamulka khaatumo State.
Xafladan ayaa Waxaa kusugan Madaxda Khaatumo & Dhamaan Qaybaha Kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle.
Goor Dhowr – Sawiro – + Warbixin
By- Axmed Darwiish
Admin@khaatumo.com
Recent Comments