Habkii Maanta Ay Udhacday Xafladii Furitaana Xafiiska Maamulka Gobolka Cayn & kan Degmada Buuhoode & Magacabistii Maayarka ( Daawo Full Vedio)

 

 

 

 

 

 

Waxaa maanta ka dhacday Magaalada Buuhoodle ee Xaruta Gobolka Cayn Munaasibad balaadhan oo Xadhiga looga Jarayey Xafiiska Maamulka Gobolka Cayn iyo Degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia, Sidoo kalana lagu magacaaabay Maayarka Degmada buuhoodle ee Maamulka khaatumo State.

http://www.youtube.com/watch?v=33QYKKdnyBU&feature=youtu.be

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX