Home » News » slidernews » Fadlan Caawi Dhibanaha Da’da yar Daawo Xaaladiisa Cafimad (Daawo Video)

Fadlan Caawi Dhibanaha Da’da yar Daawo Xaaladiisa Cafimad (Daawo Video)

Xaaladda Caafimaad ee Cunug yar oo Da’diisu Tahay 9(Sagaal Sano) ayaa ah Mid liidata,waxa aan Maanta Gelinkii Hore tagey Deegaanka Goob oo ka tirsan Gobolka Cayn isla mar ahaantaana uu ku Suganyahay Cunug yari.

Waxaan Ugu Horayn la Kulmay Aabaha Dhalay Cunugan io Hooyadii waxa ayna ii sheegeen in Cunugooda yar uu Hayo Xanuunka Loo yaqaano Faaliga(Qalajiye) Kaasi oo haleelay isaga oo sadex (3) bilood jir ah sida ay waalidkii ii sheegeen,waxa ayna sheegeen in ay geeyeen dhakhtaro kala gedisan.

Sidoo kale waxa ay waalidkii Sheegeen in Cunugan yari uusan Kicin tan iyo Xiligii uu dhashay oo hada Laga joogo mudo 9 Sano ah,waxaa kale oo ay sheegeen in Cunugan yar Hada wixii ka danbeeya Awood u lahayn in ay geeyaan goobo caafimaad sababo daruufo Dhaqaale awgeed,waxa ayna dhamaan shacabka iyo madda Soomaaliyeed inta jecel Khayrka in ay soo gar gaaraan.

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>