Ogaysiis:- Jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Canada.

Waxaa La Qaban Doonaa Shirweyne Muhiim Ah, Shirweynahan Oo Ay Qaban Doonaan Jaaliyada Khaatumo State Ee Magaalada Torronto, Shirkan Oo Laga Hadli Doono Laguna Soo Bandhigi Doono Wixii U Qabsoomay Jaaliyada Khaatumo Lixdii Bilood Ee Lasoo Dhaafey.

Hadaba Waxaa Xogwaran Ka Dhiibi Doona Shirweynahan Jaaliyada Khaatumo State Ee Magaalada Torronto, Dhool Jaamac Muuse Oo Ah Bartoolka Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Dalka Somalia Iyo Oday Cabdi Landin ,Oo Kasoo Noqday Nairobi,Kenya.

Waxaa Sidoo Kale Khadka Telphone Ka Kaga Soo Qeyb Gali Doona, Gudida G10 Iyo Maamulka Khaatumo State Of Somalia.
Goobta Uu Ka Dhacayo:

Sheraton Hotel,801 Dixon Road

Khaatumo  Online

Codka Dawlada Khaatumo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets