Home » News » slidernews » Daawo Qubadihii & Habkii Qiimaha lahayd ee Ay udhacday Munaasibadii Machadka Furqaan (Video)
Daawo Qubadihii & Habkii Qiimaha lahayd ee Ay udhacday Munaasibadii Machadka Furqaan (Video)
Darwiish Tv- Waxaana Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Habkii ay Galabta udhacaday Munaasibadii Qiimaha Lahayd ee Xafladii loo qabtay Ardayda labada qaybood ah ee ka qalin jebiyey dugsiga Machadka Alfurqaan ee magaalada Buuhoodle.
Recent Comments