Hanbalyo Dhalasho: C/raxman Maxmed & Safiya Yuusuf Oo Gabadhi Ugu dhalatay USA.
Waxaanu halkan Hambalyo Dhalasho Uga Diraynaa C/raxmaan Maxamed Xaaji Ismaaciil iyo Marwadiisa Safiya Yuusuf Maxamed Cabdi oo Gabadhi Ugu Dhalatay Dalka Maraykanka Gaar ahaa OHIO,Gabadhan oo Dhalashadeedu ku Soo Beegantay Munaasabadda Barakaysan ee Mudda Soomaaliyeed Taariikhda Dheer ku leh ee 1-da Luulyo,waxaanu leenahay Soo Bar baar Noqo tii Anfacda Dadkeeda Dalkeeda iyo Diinteeda.
Waxaa Hambalyadan Si gaar ah u diraya Qoyska ah:
hoyo sahar xirsi cilmi jamac
saynab yusuf maxamed cabdi
cabdiwali jamac saxlax maxamed
layla cabdilahi abokur
oo jooga dalka qatar
Anaguna waxaanu leenahay Soo Bar baar
Admin@khaatumo.com
Recent Comments