Ururka Daryeel Dalka iyo adka oo kaashanaya Shacabka Buuhoodle ayaa si iskaa wax u qabso ah u wada dhismaha Saldhiga Booliska e Degmada Buuhoodle ee Xaruunta Gobolka Cayn.
Dhismaha Saldhiga Booliska ee Degmada Buuhoodle ayaa ah mid halbowle u ah Amniga guud ee degmada waxa uuna hoe uga koobkaa 4 Qol oo 2 kamid ahi Dhisanyihiin hadana la wado dhamaustirka Labadii Qol ee Kale Hadaa daawo Qaabka Dhismaha Sldhigu u socdo
Recent Comments