{Full Video} Habkii Maanta Buuhoodle Looga Xusay 1 Luul & Qudbadihii Oo dhan {Daawo}
Darwiish Tv- Waxaanu Halkan idiinku Soo Gudbinaynaa Qudbadiii iyo Habkii ay Maanta uga dhacaday magaalada Buuhoodle Munaaibada 1da Luulyo.
Waxaadna Sidoo kale Kaga bogon doontaa muuqaalkan , Habkii ay shucuurtooda umuujinayeey Shacabwaynaha Kudhaqan Buuhoodle, Wacadarihii ay halkaas kusoo bandhigeen Xubnaha Haweenka Gobolka Cayn .
Iyo Sidoo kale Qudbadihii Miisaanka Cuslaa ee Ay halkaasi ka jeediyeeen Madaxda Khaatumo State.
By Axmed Cabdiqaadir Jabaan {Axmed Darwiish}
Email- burukude1@gmail.com
Admin@khaatumo.com
Recent Comments