Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa shacab waynaha Reer khaatumo ee kudhaqan Dalka Kenya Caasimadiisa Nairobi Inay kasoo qayb galaan shir balaadhan oo kadhici doona Maalinta barito oo ah Sabti 30/62012 Hoolka Madiina mall oo ku yaala 12street kanasoo horjeedka eastleigh mall ee xaafada islii ee soomaalida
Shirkan waxaa soo abaabulay jaaliayada khaatumo ee bariga afrika waxana ka soo qaybgalaya madaxda khaatumo ee ku sugan nairobi ayna ka mid yihiin Golaha madaxtooyada, Golaha Dhaqanka, G10 iyo Guud ahaan Shacab waynaha Reer khaatumo Ee Kusugan Nairobi.
Shirkan ayaa waxa lagaga hadlayaa xaalidihii ugu danbeeyey ee dawlad goboleedka khaatumo hadaba shirkan oo ka dhacaya maalinimada berri ah Madina Mall inaad kasooqayb gashaan
Saacada Shirka uu Furmayo 4:00 Galab nimo Ee Saacada Afrikada Bari
Kasooqayb Gal wacan
Admin@khaatumo.com
Recent Comments