Home » Jaaliyadaha » BAAQ NABADEED OO AYDIRAYSO JAALIYADA KHAATUMO EE SWIZTRLAND

BAAQ NABADEED OO AYDIRAYSO JAALIYADA KHAATUMO EE SWIZTRLAND

Waxaanu baaq nabadeed u diraynaa labada beelood ee walaalaha ah dirirtu ku dhex martay dagmada domco waxaanuleenahay allaah kacabsada marka uhoraysa.

. waxaa wax aad looga xumaado ah in labo beelood oo walaalo ah ay dhex marto colaad sokooye waxaan ka codsanaynaa caaqilada labada beelood

iyo wax garadka kale ee labada beelood beesha guuleed garaad iyo beesha cabdi garaad iyo dhamaan bulshawaynta reer khaatumo in la joojiyo dhiiga

daadanaya loona badalo sidii nabad waarta loogu wada noolaan lahaa.xabadi xalmaaha,(ANUUBAA AAKHIROSEEGEYE AAR WALAALNOQONWAA)LAAH KACABSADA JOOJIYA DHIIGA WALAALHA

<<<<waxaan leenahay dhib intaasi haynoogu filaato >>>>

BY – YASIN AYJEEX GENEVE,SWIZTRLAND

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>