Ogaysiis: Shir Taleefan Oo Loogu Baaqayo Dhamaan Qurbajoogta Haweenka Khaatumo State Oo Dhicidoona Sabtida 6/26/2012

Dhamaan haweenka Qurbajoogta Khaatumo State waxaa lagu wargelinayaa inay kasoo qayb galaan shir taleefan oo loo qaban doono qurba joogta haweenka Khaatumo State. Shirkanoo dhici doona maalina a Sabtida 6/26/12.

Macluumaadka shirka waxaad kala soo xidhiidhtaan gudida haweenka Jadaliyada Khaatumo State ee wadanka ama magaalada aad joogto. Shirkan oo haweenka Khaatumo State kaga hadli doonaan arimo badan oo kusaabsan sidoo ay usii wadi lahaayeen dadaalka qaybta liabaax ee ay kaga jiraan daryeelka dadka iyo dalka Khaatumo State oo ay mar walba kaga jiraan kaalinta koowaad. Shirkan oo ah mid gaar u ah haweenka ayaa markale haweenka khaatumo State laga codsanayaa inay si buuxda uga soo qayb galaan.

Taariihda: Sabti 06/30/2012

Saacada: 11 AM Centeral Time (MN Time)

Kasoo qaybgal wacan waqtigana dhowra.