Home » Jaaliyadaha » Jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Uk oo Baaq Nabadeed Oo Deg deg ah Diraysa {Akhriso}

Jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Uk oo Baaq Nabadeed Oo Deg deg ah Diraysa {Akhriso}

Anagoo ah jaaliyada khaatumo state ee UK waxaanu halkan baaqnabadeed uga diraynaa shaqaaqada kasoocusboonaatay degaanka Domco ee dawlad deegaanka somalida ee ethiopia.

halkaas oo horayna aanu baaq kanlamida kasoosaarnay shaqaaqadaas oo dhexmartay laba beelood oo walaalo ah oo halkaas wada degah waxaanu leenahay arinta nabad halusoodabaalo dabka baxayana haladamiyo arintana dhulka haladhiga
hana laskusoogaadho.

Waxaanu codsanaynaa in arinta cuqaashu gacanta kuqabato labada dhinacba dadkii dhintay alaha hawnaxariisto kuwa dhaawaca ah na ala hacaafiyo intaasi halagu qaboojiyo.

Wixii dhacay waa tageen wixii danbe halootaliyo taladaasi yay idndhaafin ilaahay haydin waafajiyo amiin amiin

Gudomiye cabdilahi darood

Gudoomiye kuxigeen dr maxamed cabdiraxmaan

Adan garaad maxamed

Maxamud salax gadhweyne

Cabdi xakin xaji saleban

Cabdirisaaq axmed nur nayjeeri

Adan cali ducaale

Cabdiraxman dalmar

Caxamud cilmi dhuuto

Cabdi adan cade

Gudi ciise nuur

Cbdirashiid m xasan falaalug

Cabdinur yusuf cumar mursal

Cabdow farax mudhe

Yasin idan adan cade

Maxamud adan dubad

Axmed maxamed geele garbajof

Cabdirooble maxamud tuhe

Cabdi casiis jamac hayaan

Farax adan dubad

Baashe cali jama

Cabdale cagalule

Axmed s sancad

Cabdicasiis cawil warsame dhidiinbe

Cisman duraan

Maxamed cali qambi

Axmed maxamed jamac caato

Axmed buraale

Muse cali koore

Farax adan dhalac

Cali saleban sancad

Cabdilahi sugule biryar

Abshir cabdi qoobyare

Salxaan khaliif

Iman xaji xasan

Faisal maxamed yare caafi

Cabdilahi m xasan falaalug

Aw yasin abtiile

Maxamed cali mas

Cali maxamed muuse cali xoor

Waxaa nasoogadhsiyay uqaaybsanaha kicinta iyo abaabulka arimaha khatumo ee UK { Maxamud Cilmi Dhuuto}

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>