War Culus Mid kamid ah Shaqsiyaadka ushaqeynayey Beesha Isaaq Oo Lagu Diley Lascanod {Dhegayso}

Khaatumo Online Waararka naga soogaraya magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool aya sheegaya in caawa lagu diley,Axmed xaaji maxamuud(dhunkalax ) oo kamid aha shaqsiyaadka ushaqeynayety maamulka SNM.

Waxana lasheegay in kooxa hubaysani dileen marxuumkani,ayagoona goobtaasi ka bax saday,dilka kadib waxaana wararku sheegan in gacanta lagu soo dhigay gacan ku dhiiglaha dilkan fuliyey – walow aan lashaacin cida uu kasoo jeedo.

Dhuunkalax ayaa wuxuu noqonayaa shakhsigii ugu danbeeyey ee ka soojeeda deeganada Khaatumo isla markaana u shaqaynayey maamulka SNM ee la dilo, ayadoo dilalka noocaas ah la sheegayo inay fuliyaan maleeshiyaadka ka soojeeda bariga BUrco oo inta badan ay u laayeen arimo dhanka Aanooyinka ah.

Jabhada SNM ayaa siway udac day amaanka gobolka Sool islmarkaana waxaa jirta in Masuuliyiinta xilalka looga magaacabo inta badan ay dilaan Maleeshiyaad kasoo jeeeda Beesha habarjeclo.

Halkan Ka Dhegayo Midkamida Shacaba Magaalada Laascoodk oo kawaramaya.

By – Axmed Darwiish

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX