Home » News » slidernews » { Top Video} Waxaa ciil qaba Isaaq Caleema Saartay Dhiig Yacab Siilaanyo {Daawo}

{ Top Video} Waxaa ciil qaba Isaaq Caleema Saartay Dhiig Yacab Siilaanyo {Daawo}

Kadib banaanbixii xooganaa ee shalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ayaa islamarkaana lagu soo bandhigay suugaan cajiiba ayaa Hooyo Caasha Jaamac Dhuux waxay madhashaasi ka marisay gabay cajiiba oo Taabanaya Arimo dhowra oo la xidhiihda Xaalada deeganada khaatumo State, sida ay beesha Isaaq ugu qasaartay xilku sheegii ay dusha ka huweeen dhiig yacab siilaanyo & sida ay lama taabtaanka utahay Midnimada umada Soomaaliyeed.

Khaatumo Online

Codka Dawlada Khaatumo

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>