Ardayda Jaamacada Nugaal University Oo Maanta Ufadhiistay Imtixaanaadkii(Daawo+Sawiro)

Waxaa maanta si rasmiya  ufurmay imtixaanaadkii sanad dugsiyeedka ee jaamacada nugaal university ee magaalada laascaanood kaas oo ay galeen arday tiradoodu gaadhayso ilaa 900 arday kuwaas oo iskugu jira wiil iyo gabdho.

ardaydan maanta sida rasmiga ah ugu fadhiistay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2012 ayaa iyagu kala dhigat kuliyadahan kala duduwan.

Business Administration:

computer science:

Community Development:

Sharia Law:

ugu danabayntii maahan markii ugu horaysay ee arday noocanoo oo kale ah ee ay ufadhiistaan imtixaan ay kagalayaan jaamacada nugaal  university.

ardayda kabaxday jaamacada nugaal ayaa iyagu sida laogsoonayahy kusoo kordhiyay jaamacada waxqabadyo fara badan sida ardayda dhamaysay kuliyada computer science oo kale oo iaygu sameeyay database ay kushaqaynayso jaamacada iyo waliboo qaarkood ardaydaas ia y xiisado muhiim ah ay kabixiyaan jaamacada una faaideeyaan jiilka hada wax baranaya,dhinaca kale ardayda businesska ayaa iyagu sameeyay qorshaha 5sanno ee soo socda ay kushaqayn lahayd jaamacada nugaal .

 

 

Admin and Finance Officer:        Shaafici Cabdi Saleebaan :

 

 

By- Maxamuud Salaad Maxamed(Maxamuud Awoowe)

Laascaanood- Khaatumo State