Home » News » slidernews » Hanbalyo:- Aabe Faraj Maxamed Gabalaax & Hooyo Najax Cabdilaaahi Guuleed oo Wiil Ugu Dhashay Dalka Sucuudiga.

Hanbalyo:- Aabe Faraj Maxamed Gabalaax & Hooyo Najax Cabdilaaahi Guuleed oo Wiil Ugu Dhashay Dalka Sucuudiga.

Tahniyada Dhalasho farxad leh waxaa  Halkan Kadiraya Ururka dhalinyarada Khaatumo State ee dalka Sucuudiga , Islamarkaana uu Ugu horeeyo gudoomiyaha Ururkaasi Cawil Cagaare & Asxaab kale oo halkan lagu soo koobi karin.

Waxayna dhaamaantood oo isku duuban halkan Tahniyada qaaliya uga dirayaan   Aabe Faraj Maxamed Gabalaax Oo Aha Gudoomiye Kuxigeenka Ururkaasi  & Hooyo Najax Cabdilaaahi Guuleed – Wuxuu ka dhashay Sucuudi Ariba  Gaar ahaa  ”Al Khobar”

Wiilkan ayaa waxaa  loo bixiyey Cabdi casiis Faraj Maxamed – Waxaanu Leenahay Cabdicasiis soo Barbaar noqo kii Diintiisa, dalkiisa iyo Dadkiisaba An faca – Aamiin Aamiin -

Khaatumo Online

 

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>