Jaaliyada Göteborg Khaatumo oo guddi cusub samaystay {Akhriso}

Waxaa beryahaan ba ka soocday dadaal dheer oo loogu jiro sidii jaliyada göteborg ee wadanka Sweden ay u samaysan la hayeen gudii ama gole u adeega bulshada khatumo. sidaas daradeed waxaa sabtidii 2012.06.9 lagu yagleelay gudidaa jaliyada khatumo ee göteborg
.kadiib markii latashifaradan lalasameeyay dhamaan qaybha bulshada . Waxaa lagu doortay gudiida jaliyada,Intaas kadib Waxaay kugudidu ku sooban dhigtay goobtii shirku ka socday sida ay doonayso inay ugu khidmayso jaliyada .
Waxaayna ku soo dhamaatay gegabadii jawi aad u wanaagsan iyo is afgarad. jaliyaduu waxaay dhamaan ku boorinaysa bulshada waynta khatumo meel ay jooganba inay dadaal laba jibaara sameeyan.
1. Ahmed Saleeban Abdirashiid [ AWoowe : Gudoomiye

2. Mahamed dhuux Faraah (dhusato.)  :Gudoomiye ku xigeen.

3. Maxamed Jamaac YUUSUF ( Calijeer) : Afhayeen

4. Prof: Saleeban biikalo.: khasnji.
Jaliyada göteborg ee wadanka sweden oo samaysatay gudi u adeega bulshada khatumo. state.

Khaatumo Online

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX