Deg deg- Maamulkii Degmada Xuddun ee Mamulka Khaatumo Oo Lagu dhawaqay {Akhiso}
Khaatumo Online- Munaasibad balaadhan oo ka dhacday Degmada Xudun Ee gobolka sool ayaa waxaaa lagu yagleelay xubnihi Degmadaas ee maamulka khaatumo, iyadoo sirasmi ah maanta loogu dhawaqay magacyada maamulka Masuuliyiintaasi.
Waxaana ay kala yihiin Xumbanaha maamulka Degmada Xuddun ee loomagacaabay gudoomiyaha degmada xudun ee maamulka khaatumo State C/laahi Jafaal Ismaaciil
Gudoomiye ku xigeenka Ayaa waxaa loo Magacaaabay Asad jaamac aadan cadde
Xoghayaha dawlada hoose { Jaamac Ciismaan Caalin}
Xisaabiye maamulka waxaa Loo Magacaabay C/kariin cabase jaamac .
Khasnaji ayaa waxaa loo Magacaabay – Mukhtaar muuse cabdale
Khaatumo Online
By- C/laahi Cawil Barre
Codka Dawlada – Khaatumo State.
Admin@khaatumo.com
Recent Comments