Daawo Muuqaal – Qudbadihii & Qodbadii Looga Jawaabay Shirkii Qorulugud {Full Video}

Darwiish Tv- Waxaanu halkan idiinku soo gudbninaynaa muuqaalka Shirwaynihii Balaadhaa ee Maanta ka Dhacay Aqalka Golaha dhaqan ee gobolka Cayn.

Kaas oo laga soosaaray Qodobo mihiima oo Lagaga Jawababiyey Shirkii Fashilka Ahaa ee lagu soo Afmeeray degmada Qorulugud ee ay ku qabsatay halkaasi beesha Soolo Madow.

Waxaadna halkan kaga bogontoon qodobad shirkaasi, halka ay taaganyihiin Cuqaasha & Waxgaradka Deeganada Khaatumo , Cida muqadis ah, & Sidoo kale meelaha dhabta ah ee ay ku jirto nabada meelaha aan munaasibka ahayn laga faadh faadhayo.

Go aamada Shirkan ayaa waxaa siwayn usoo dhaweeyay dhamaan Shacabwaynaha gobolka Cayn oo beryahanba isha ku hayey Jawaabta laga bixiyo Shirkii ka dhacay qorulugud.

http://www.youtube.com/watch?v=uZ6EdPNR2tc&feature=plcp

By – Axmed Cabdiqaadir Jabaan {Axmed Darwiish}

Buuhoodle – Khaatumo State

Khaatumo.com – Codka Dawlada Khaatumo