Home » News » slidernews » Jaaliyada Göteborg Khaatumo oo guddi cusub samaystay‏ {Akhriso}

Jaaliyada Göteborg Khaatumo oo guddi cusub samaystay‏ {Akhriso}

Waxaa beryahaan ba ka soocday dadaal dheer oo loogu jiro sidii jaliyada göteborg ee wadanka Sweden ay u samaysan la hayeen gudii ama gole u adeega bulshada khatumo. sidaas daradeed waxaa sabtidii 2012.06.9 lagu yagleelay gudidaa jaliyada khatumo ee göteborg
.kadiib markii latashifaradan lalasameeyay dhamaan qaybha bulshada .

Waxaa lagu doortay gudiida jaliyada,Intaas kadib Waxaay kugudidu ku sooban dhigtay goobtii shirku ka socday sida ay doonayso inay ugu khidmayso jaliyada .

Waxaayna ku soo dhamaatay gegabadii jawi aad u wanaagsan iyo is afgarad. jaliyaduu waxaay dhamaan ku boorinaysa bulshada waynta khatumo meel ay jooganba inay dadaal laba jibaara sameeyan.

: Ahmed Saleeban Abdirashiid [ AWoowe . Gudoomiye

2: Mahamed dhuux Faraah (dhusato.)´. gudoomiye ku xigeen.

3: Maxamed Jamaac YUUSUF ( Calijeer) Afhayeen

4: prof: Saleeban biikalo.: khasnji.

Jaliyada göteborg ee wadanka sweden oo samaysatay gudi u adeega bulshada khatumo. state.

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>