Xubnaha Ururka Syso oo Booqday Tukaraq Kuna Wajahan Taleex {Dhegayso}

Khaatumo Online- Xubha Ururka Syso Ayaa maanta gaadhay magaalada Tukaraq ee gobolka Sool halkaasi oo siwayn loogu Soo dhaweeyay waxuuna safarkoodan ugu jeedaan Magaalada Taariikhiga ah Taleex.

Xubnaha ururkan ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada Tukaraq waxayna kulamo laqaateen Madaxda maamulka khaatumo State ee kusugan halkaasi.

Halka hoose kadhegayso xubaha Afhayeenka Ururkaasi oo kawarbixiniya Safarkooda, kulamada ay qaateen , halka ay kujeedaan iyo waxyaabaha uqorshaysan.

By – Web Admin- Axmed C/qadir  Jabaan {Darwiish}

Source – Radio Ssc – Codka Shacabka Khaatumo State

 

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX