Daawo Qaybtii 1aad Waraysigii Xiisaha lahaa ee Abwaan Suusle & Somali Sat Tv {Video}

Waa Barnaamij Gaar ah oo aynu ku waraysanayno Abwaanka Wayn ee Suusle oo Ku Sugan Caasimadda Gobolka cayn ee Buuhoodle,Waxaad Kaga Bogon Doontaan Gabayo iyo Taariikhda Abwaanka oo Kooban Waxaanu hada idiin Soo Gudbinaynaa Qaybta 1aad ee Barnaamijkan oo Noqonaya Mid Taxane ah oo dhawaan aad La socon Doontaan Qaybtiisa 2aad.

Qaybtaas oo aad Kaga BoganDoontaan Gabayo Xiiso Badan oo ay Kamid yihiin Gabayo Abwaanku uu Tiriyey Xiligii Maamulka Siilaanyo Laascaanood Qabsaday iyo Sidoo Kale Gabayga Talo Shiil oo Abwaanku u Tiriyey Shirkii Khaatumo 2 ee Degmada taleex ka dhacay.

Hadaba Waa Kuma SUUSLE.

Khaatumo Online

Codka Dawlada Khaatumo State

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX