Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo:- Barnaamijkii Salaamaha {Dhegayso}

Barnaamijka Hanbalyooyinka iyo salaamaha ee Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State waxaad ku maqlidoontaan Hanbanlyooyinka dhalashada farxada leh, Meherada . Tahniyada Aroosyada & Dabcan Salaamaha kala gedisan ay isu dirayaan shacabka ku kala sugan daafacaha Caalamka.

Barnaanmijka caawa waxaa sidoo kale dadawaynuhu ay kaga soo qayb gaadanayaan khadka Talefoonada ee dalka iyo debedaba, waxaama aan kamadhnayn barnaamijka Kaalmaha suugaanta debecsan kuwaas oo isugu jira heesii hore kuwii dhexe iyo kuwii danbe.

Waa caawa Iyo Barnaamika Salaamaha iyo Hanbalyooyinka ee Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State.

Barnaamijka waxaa isku soo duway Soona  Jeedinaya Wariye Axmed Cabdiqaadir Jabaan { Darwiish}

Halkan Hoose Ka Dhegayso

Khaatumo Online