Mahad oo dhan Alle ayay Usugnaatay – Anagoo ah jaaliyada sweden waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheladii ay ka geeryootay marxuumad abshiro cali darmaan oo ku geeryootay degmada kalabaydh gaar ahaan waxaan tacsi gaara u diraynaa axmed ciise dhalac
1.faysal axmed garaad maxamed
2.gudoomiyaha jaaliyada sweden mubaarak ismaaciil haybe
3.afhayeenka jaaliyada axmed saleebaan
4.guoomiye ku xigeen cabdi naasir cali cabdi daanyo
5.xumadle qunsul cabdi aadan
iyo dhamaan jaaliyada reer sweden waxaa leenahay marxuumada illahay janadii fardawsa ha geeyo ehelkeedii oo dhan iyo dhamaanteena samir iyo iimaan aamiin
Khaatumo Online
Admin@khaatumo.com
Recent Comments