Home » News » slidernews » Radio Ssc – Codka Shacabka Khaatumo – Barnaamijkii Tahniyadaha & Salaamaha {Dhegayso}

Radio Ssc – Codka Shacabka Khaatumo – Barnaamijkii Tahniyadaha & Salaamaha {Dhegayso}

Barnaamijka Hanbalyooyinka iyo salaamaha ee Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State waxaad ku maqlidoontaan Hanbanlyooyinka dhalashada farxada leh, Meherada . Tahniyada Aroosyada & Dabcan Salaamaha kala gedisan ay isu dirayaan shacabka ku kala sugan daafacaha Caalamka.

Barnaanmijka caawa waxaa sidoo kale dadawaynuhu ay kaga soo qayb gaadanayaan khadka Talefoonada ee dalka iyo debedaba, waxaama aan kamadhnayn barnaamijka Kaalmaha suugaanta debecsan kuwaas oo isugu jira heesii hore kuwii dhexe iyo kuwii danbe.

Waa caawa Iyo Barnaamika Salaamaha iyo Hanbalyooyinka ee Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State.

Barnaamijka waxaa Caawa si Talantaali ah Halkan Uga Soo Jeedinaya  Wariye Malyuun Axmed Xasan & Wariye Axmed Darwiish.

Halkan Hoose Ka Dhegayso.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Khaatumo Online 

Codka Dawlada Khaatumo

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>