Hamoogaan Shirwaynaha Muhiimka ah Oo Ay Isku Maqlidoonaan Quba Joogta Khaatumo State.
Khaatumo Online- Waxaa dhamaan Jaaliyadaha Khaatumo State la ogaysiinayaa in maalinta bari ah uu dhici doono shirweyne dhinaca Telephone ka ah, kaas oo muhiim u ah Bulshada Reer Khaatumo.
Hadaba qofkasta waxaa laga Codsanayaa Inuu Ilaaliyo waqtigaas.

Admin@khaatumo.com
Recent Comments