Sawirka Maanta Farshaxanka Wayn ee Amin Arts.
Farshaxanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts islamarkaana Ka hadla Xaalado kasta oo kataagan Guud ahaan Dalkeena Soomaaliya Ayaa Maanta Soo bandhigay Sawir Aad cajiib ah.
islamarkaana uu dareemi karo Micnaha uu xambaarsanyahay Qofkasta Oo Jecel midnimada , Horumarka & Jiritaankada dalkeena.

Khaatumo.com
Codka Dawlda Khaatumo State
Admin@khaatumo.com
SSc
June 1, 2012 at 11:08 am
yaa mashaa alla wale waa sawir qiraleh SOOMAALIYEEY GUUL IYI NABAD