Daawo Habkii Ay Maanta Udhacday Munaasibadii Lagu Qabtay Dugsiga Howd Secondry School {Video}

Darwiish Tv- Waxaan Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Munaasibad Balaadhan oo Maanta Oo kadhacay Dugsiga Sare ee Hawd Secondry School Ayna kasoo qayb galeen dhamaan Qaybaha Kala duwan ee Bulshadu.

Waxaadna  kaga bogontaan wacdarahii halkaasi lagu soo bandhigay , Dhanka Suugaanta, Waxbarasha & Arimo kale oo dhowra.

http://www.youtube.com/watch?v=3R2feqUmbSI&feature=youtu.be

By- Axmed Cabdiqadir Jabaan {Axmed Darwiish}

Buuhoodle Khaatumo State.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX