Home » Maqaalo » Gabay Gajiib ah “Habar Jeclooy Muuse Waa Kaa!” ((Maqal & Muuqaal))

Gabay Gajiib ah “Habar Jeclooy Muuse Waa Kaa!” ((Maqal & Muuqaal))

Abwaan Yuusuf Suusle oo Maanta Kaqayb galay Munaasibada Lagu qabtay Dugsiga Sare ee Hawd Secondary School kana mid dugsiyada Magaalada Buuhoodle ayaa Halkaas kusoo bandhigay Suugaan kala gedisan.

Abwaan Suusle ayaa Halkaasi waxa uu kajeediyey Gabay uu waa hore tiriyey oo Layidhaah {{ Habar Jeclooy Muuse Waa Kaa}} Sidoo kale abwaanka ayaa kawarbixyey Siyaabaha uu ku yimi gabaygaas, Wuxuuna sheegay inuu jawaab u ahaa Abwaan Ibraahim Warsame Hadraawi oo ku gefay Qaybo kamida deeganada Khaatumo.

Khaatumo OnlineĀ 

Codka Dawlada Khaatumo

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>