Anagoo ka kooban jaaliyadda United Kingdom ee beesha Guuleed Garaad waxaanu ka xunahay dilka ka dhacay magaalada Docmo ee xadka Itoobiya iyo Soomaliya loona gaystay dhibane ka soo jeeda beesha Guuleed Garaad. Waxaanu ugu baaqaynaa labada beelood ee Kheyr Cabdi (Qayaad) iyo Guuleed Garaad (Barkad) in shaqaaqadaas lagu dhameeyo si silmi ah iyadoo laga feejignaanayo in dhiig danbe daato qolo walbana ay gudato waajibaadkeeda saaran si loo xakameeyo dhib danbe oo halkaas ka dhacda.
Waxaanu ugu baaqaynaa wax garadka iyo aqoonyahanada jooga wadankii inay ka qayb qaataan deminta dhibta ka taagan Docmo sida ugu dhakhso badan gaar ahaan maamulka Khaatumo State of Soomaliya waa in ay kaalintooda ka qaataan.
Ugu danbayn waxaanu tacsi u diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ninku ka dhintay, baaqa waxaa diraya
1-Oday Cabdiraxmaan Cali Jidaal
2-Oday Cali Xaaji Xirsi
3a-Oday Maxamed nuur Yare
3-Oday Maxamud Xaaji Cumar
4-Oday Cabdi Caziz Cali Jidaal
5-Imaam Bashiir Maxed Xirsi
6-Abdul maxamed Cali Bunay
7-Cabdiwahaab Jama
8-Maxamed Xasan Guuleed
9-Saleebaan Maxamed Xaaldiid
10-Dr Sayed Cali Jidaal
11-cabdicaziz cawil dirir
12-aqoon yahan Abshir Qobyare
13-Maxed Ismail Burcay
14-Cali Kahalif Farabadane
15-Cabdikariin Cawed Faraax
17-Ciise Burhaan Faarax Cabaade
18-Maxamed Ciise Kayse
19-Aqoonyahan Saleban Caydiid
20-Engr Yuusuf Ismaciil Bulaale
21-Aqoon yahan Maxamud Salaax Gadhwayne
22-Xuseen Nuuryare
23-Engr Mohamud Ali Jidaal
Mahadsanidin
Admin@khaatumo.comGo to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments